Cali Jeyte oo ugu baaqay shacabka inay u diyaar garoobaan dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta
Uqaybsanaha xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee arrimaha ciidanka deegaanka mudane Cali Jeyte oo la hadlay Warbaahinta ayaa ugu baaqay ...
















