Wasiirka Caafimaadka XFS oo kormeeray Machadka Caafimaadka Qaranka
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr, Cali Xaaji Aadan ayaa maanta booqasho ku tagay Machadka Caafimaadka Qaranka (NIH), waxaana ...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr, Cali Xaaji Aadan ayaa maanta booqasho ku tagay Machadka Caafimaadka Qaranka (NIH), waxaana ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qaybgalay Sannadguurada 100-aad ee ka soo wareegtay aas-aaska Jahmuuriyadda ...
Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa booqasho ku qotontay dardaaran iyo dhiiri-galin ku tagay Xerada deegaanka farag ee ...
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabatay Munaasabad lagu daah-furayay Bangigii ugu horeeyay ee laga leeyahay dalka dibadiisa gaar ahaan Dalka ...
Isku soo bax loogu ducaynayay Shacabkii ku shihiiday Isgooska Soobe 29-October 2022 oo Lagu qabtay isla goobtii uu weerarku ka ...
The Prime Minister of the Federal Government of Somalia, H.E. Hamza Abdi Barre has received World Food Programme (WFP) Regional ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ...
The Minister of Communications and Technology of the Federal Government of Somali, HE Jama Hassan Khalif has officially opened the ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Mudane Cali Jeyte Cismaan u magacaabey Inuu noqdo U Qeybsanaha Xafiiska ...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Maxamuud Macallin Cabdulle oo la hadlayay boqolaal dadweyne oo isugu soo baxay xuska qarixii 29 ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho