Madaxweynaha JFS oo bogaadiyay heshiiska tayeynta Ciidamada ee ay kala saxiixdeen Soomaaliya iyo Mareykanka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyey munaasabad lagu saxiixayey heshiiska tayeynta Ciidamada Soomaaliyeed oo ...
















