Taliska Booliska oo faah-faahin ka bixiyay Qaraxii xalay ka dhacay Muqdisho
Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in qaraxii is-miidaaminta ahaa ee xalay fiidkii ka dhacay magaalada Muqdisho afaafka hore ee maqaayadda ...
Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in qaraxii is-miidaaminta ahaa ee xalay fiidkii ka dhacay magaalada Muqdisho afaafka hore ee maqaayadda ...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Daa’uud Aweys Jaamac, Wasiirku Xigeenka, Agaasimaha Guud, Agaasimayaasha Waaxyaha kala duwan ...
Wasiirka Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Macallim Maxamuud oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay shirka ...
Waaxda Kormeerka iyo Qiimeynta ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulamo gooni gooni ah la ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray Xarunta Ciidamada Cirka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, halkaas oo ay ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo xiray maalinta koowaad ee Aqoon is-weydaarsiga Hannaanka Jiheynta ...
Wasiirka Maaliyadda dowladda Federaalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige, ayaa ka warbixiyey shirka Agaasimaha Guud ee Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF, ...
In a landmark initiative aimed at reshaping the governance landscape, Somalia has embarked on the Modern Governance Strategic Direction Program. ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Maxamuud oo khudbad dhinacyo badan taabaneyso ka jeediyey shirka khibrad iyo aqoon Is-weydaarsiga Istaraatijiyadeed ...
Wafdi ay hoggaamineeyso Agaasimaha Waaxda Caruurta ee Wasaarada Haweenka iyo Horumatint Xuquuqda Aadanah ee dowlada Federaalka Soomaaliya Mudan Faaduma Maxamad ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho