Madaxweyne Xasan Sheekh oo dul istaagay hannaanka dib u soo celinta ciidamada ku maqnaa tababarka Ereteriya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray Xarunta Ciidamada Cirka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, halkaas oo ay ...
















