Madaxda Wasaaradda Qorsheynta XFS oo kulan la qaatay Guddiga Qorsheynta ee Golaha Aqalka Sare
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene), iyo Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda, Mudane Maxamed Cabdiqaadir Cali, ...
















