Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta oo la kulmay Wakiilo ka kala socday UNICEF iyo WFP
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamed Shire oo ay weheliyaan Agaasimaha Qorshaynta, Mudane Muuse Cismaan ...
















