/W Ku-xigeenka Dalka iyo Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibedda Uganda oo ka wada hadlay ciribtirka Khawaarijta
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibedda Uganda ee Dhanka ...
















