Howlgallo ka dhan ah maleeshiyaadka Khawaarijta oo laga fuliyay Shabeellada hoose
Ciidamada daraawiishta Koonfur Galbeed oo kaashana Ciidamada Xoogga iyo dadka degaanka, ayaa Khawaarijta kala wareegay degaanno hoos taga degmada Qoryooley ...
Ciidamada daraawiishta Koonfur Galbeed oo kaashana Ciidamada Xoogga iyo dadka degaanka, ayaa Khawaarijta kala wareegay degaanno hoos taga degmada Qoryooley ...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Qaahira ee dalka Masar si uu uga qeyb galo shirka wada ...
Waaxda Kormeerka iyo Qiimeynta ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdishu ku qabatay ...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia kaga qayb galay ...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS mudane Daa'uud Aweys Jaamac iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee ...
Wasiirka Wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee Soomaaliya, Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa magaalada Riyaadh ee dalka Sacuudi Carabiya kula ...
Sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee France Press, Weerar lala beegsaday ciidamada ammaanka ee ka howlgala waqooyi-galbeed ee dalkaasi Niger, ...
Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada KGS ee Magalaada Baydhabo ku qaabbilay Guddoomiyaha ...
Xalay abaare Sideedii fiidnimo ayaa Duqeymo dhanka Cirka ah oo iska kaashadeen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Sasxiibada Calaamaiga ah ...
Kulankan oo magaalada Muqdisho ka socday labadii maalin ee la soo dhaafay waxaa ka qeyb galay Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho