Taliyaha ciidanka Dhulka oo gaaray deeeganka Biya-cadde ee gobalka Shabeelaha dhexe
Taliyaha ciidanka dhulka xogga dalka Soomaliyeed G/ sare dayax Cabdi Cabddulle oo ay wehliyaan Masuuliyiin kale ayaa gaaray deeeganka biyacadde ...
Taliyaha ciidanka dhulka xogga dalka Soomaliyeed G/ sare dayax Cabdi Cabddulle oo ay wehliyaan Masuuliyiin kale ayaa gaaray deeeganka biyacadde ...
Ciidamada Amniga Degmada Doolow ee gobolka Gedo, ayaa fashiliyey gaari laga soo buuxiyey waxyabaaha Qarxa oo ay Khawaarijtu doonaysay in ...
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa racfaan ka qaatay xukunnadii dhawaan ay ridday Maxkamadda gobolka Banaadir. Qoraal kasoo baxay ...
Hey’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA, ayaa gacanta ku soo dhigtay Sakariye Kamaal Suufi Abba-Sheekh (Saki) oo ahaa ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen jimcaale (Madaale) iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa goordhow gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee ...
The Minister of Finance of the Federal Government of Somalia, HE Bihi Iman Egeh who spoke with the Somali National ...
Ciidamada Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee ka howlgala gobolka Gedo ayaa howlgal ay ka sameeyeen deegaanno hoos yimaada Degmada Luuq ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay Guddoomiyeyaashii hore ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda ...
Guddiga Amniga iyo Arrimaha Gudaha ee Golaha Wakiilada Dowladda Koonfur Galbeed oo gudnaya waajibaadka ka saaran korjoogteynta iyo la-xisaabtanka Hay’adaha ...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam, ayaa daah furay Munaasabadda Xuska Maalinta ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho