Ra’iisul Wasaare Xamsa oo shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay geerida Marxuum Cabdi Suulnuug
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo ummadda ...
















