Degaannada Galmudug ee dhawaan laga saaray khawaarijta oo laga hir gelinaya adeegyo bulsho
Wasiiru dowlaha Wasaaradda caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax Fiidoow ayaa Warbaahinta Qaranka uga warbixiyey xaaladda deegaannada laga xoreeyay cadowga iyo ...
















