Shirka Xoghayeyaasha Baarlamaannada Jaamacadda Carabta oo lagu soo gabagabeeyay Qatar
Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Jaabiri ayaa maanta ka qeybgalay xirirtaanka shirka xoghayayaasha Baarlamaannada ...
















