Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay munaasabadda guusha taariikhiga ee qaadista cunaqabateynta hubka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad loogu mahad celinayay dowladihii codkooda ku ...
















