Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dalka Isutagga Imaaraadka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dubai ee dalka Isutagga Imaaraatka ...
















