Madaxweynaha Jubbaland oo Magacaabay guddiga gurmadka fatahaadaha
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Magacaabay guddiga gurmadka fatahaadaha ka jira deegaannada Màamulka Jubbaland. Madaxweyne Axmed Madoobe ...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Magacaabay guddiga gurmadka fatahaadaha ka jira deegaannada Màamulka Jubbaland. Madaxweyne Axmed Madoobe ...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay kulan deg-deg ah, ayaa lagu meelmariyey hindise sharciyeedka Dad-dhigista iyo tirakoobka ...
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamuud Cabdiraxmaan Beene Beene ayaa sheegay in meeel gebogabo ...
Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyey Shirka Guddiga Amniga ...
Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa maanta Maamulka Isbitaalka Madiina kala wareegtay Daawoyin,Teendhooyin iyo maro kaneeco oo loogu talagalay in la ...
Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan waaa mid ka mid ah meelaha ugu daran ee ay saameeyeen daadadka roobabka, waanna ...
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa qaabilay Gudigga Arrimaha Gudaha Dib-U heshiisinta Arrimaha Federaalka iyo Xiriirka ...
Somali delegation led by Mr. Ali Mohamed Omar, the State Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, attended the Third ...
Maxkamada Ciidamada Qalabka sida, ayaa markale u fariisatay garmaqalka 10-ruux oo ku eedeeysan kamid noqoshada kooxda Khawariijta Al-shabaab. 10-kan ayaa ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho