Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo si rasmi ah u furay daah-furka Farta Maayga “SAWIRRO”
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ku sugan magalada Baydhabo ee Xarunta ...
















