Duqa Muqdisho oo deeq xoolaha ku wareejiyay Taliyaha qeybta 21aad Xoogga dalka
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa maanta Taliyaha qeybta 21-aad ee ciidanka xoogga dalka ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa maanta Taliyaha qeybta 21-aad ee ciidanka xoogga dalka ...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa magaalada Dhuusamareeb kulan kula qaatay guddiga xasillinta Galmudug. ...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in sarreynta caddaanka aysan meel ku laheyn dalkaasi,ka dib weerar ku saleysan cunsuriyad oo ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo hadal ka jeediyey xafladda xirtaan shirka 7-aad ee Golaha Wadatashiga Qaran ...
Ku-simaha Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna agaasimaha Waaxda Qalabka iyo Daawada Dr. Maxamed ...
Shirka 7-aad ee Golaha Wada-tashiga Qaran ee uu shir guddoomiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku ...
Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Dibadda Aqalka Sare ee Barlamaanja Jamhuuriyadda Soomaaliya Senator Maryan Faarax Kaahiye ayaa shir guddoomisay kulan wadajir ah ...
Wasiirka Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa qaabilay wafdi heer sare ah oo uu hogaaminayay Agaasimaha ...
Guddoomiyaha Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta, Iskaashiga Caalmiga iyo La-xisaabtanka Hay’adaha Dawladda Xildhibaan Maxamed Faarax Nuux ayaa maanta shir-guddoomiyey kulanka Guddiga. ...
The Director General of the Ministry of Information of the Federal Government of Somalia, Mr. Abdullahi Hayir Duale said that ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho