Wafdi uu hogaaminayey Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo gaaray magaalada Baydhabo
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu hogaaminayey ...
















