Madaxweyne Xasan Sheekh oo Hoggaamiyeyaasha Dalalka Islaamka la wadaagay Mowqifka Soomaaliya ee xaaladda Qasa
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sucuudiga kaga qeyb-galay kulan degdeg ah oo ...















