Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka guddiga joogtada ee Golaha
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 28-aad ee ...















