Shirka uruurinta warbixinta Qaran ee barnaamijka horumarinta Beeraha Afrika oo ka furmay Muqdisho
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya Pro Maxamuud Maxamed Maxamuud ayaa maanta furay kulan lagu gorfeyn doono aruurinta ...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya Pro Maxamuud Maxamed Maxamuud ayaa maanta furay kulan lagu gorfeyn doono aruurinta ...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jubbaland Mudane Saleebaan Maxamed Maxamuud, ayaa magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee Jubbaland ka ...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Qeybta Galmudug ayaa shalay galinkii danbe u fariisatay dhageysiga Dacwad loo heysto eedeeysanayaal ka tirsanaa Ciidanka ...
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku ...
Guddiga Arrimaha Gudaha iyo dib u heshiisiinta Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan su'aalo weydiin ah la ...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo kormeerey Kuliyadda Ciidanka ee Turki-Som, ayaa la dardaarmay cutubyo ...
Wakaalladda Wararka Ruushka ee Interfax, oo soo xiganeysa Wasaaradda Difaaca ee dalka Ruushka ayaa sheegtay maanta oo Talaado ah, in ...
Wasiirka cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Xasan Macallim Maxamuud ayaa maanta saxiixay Siyaasadda Qaran ee hubinta da’da ...
Guddiga Sare ee Maamulka Baanka Adduunka ayaa ansixiyay deeq lacageed oo dhan $75 milyan oo loogu talagalay kab ka miisaanidda ...
Kulankan oo uu soo xiray Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadam ayaa waxaa ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho