Xildhibaannada Labada Aqal ee BJFS oo ka dooday ku noqoshada Miisaaniyadda 2023
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga seddaxaad kulankiisa ...















