Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland oo lagu soo dhaweeyay Beladxaawo “SAWIRRO”
Madaxweyne ku xigeenka koobaad ee Dowlad Jubaland Mudane maxamuud Sayid Aadan iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Degmada Beledxaawo ...
Madaxweyne ku xigeenka koobaad ee Dowlad Jubaland Mudane maxamuud Sayid Aadan iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Degmada Beledxaawo ...
Wasiirka Wasaarada Tamarta Iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug ayaa kormeeray Mashruuc korantada dhaqaalaha ku baxa lagu yareynayo oo laga Hirgaliyay Gaalkacyo ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ku qaabilay wafdi ay hoggaaminayeen ...
Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Maxamed Axmed Doodishe, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
Ku-simaha Madaxweynaha JFS ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta xafiiskiisa ...
Guddoomiye ku-xigeenka kowaad ee Golaha Shacabka BJFS Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa Maanta Shir Guddoomisay Kalfadhiga 3-aad kulankiisa 11aad ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo hadal ka jeediyay maanta Shir Madaxeedka Afrika ee ...
1- The President of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Dr. Hassan Sheikh Mohamud, who participated in the United ...
Wasiirrada Wasaaradaha xannaanada Xoolaha ee geeska Afrika ayaa magaalada Nairobi ee Dalka Kenya kaga qeyb galay daah-furka Mashruuc kor loogu ...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ana duqa magaalada Muqdisho, mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa daahfuray shir weynaha caafimaadka Caasimadda oo sanadkii ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho