Madaxweynaha Hirshabeelle oo qaabilay Madaxda Hay’adaha QM ee IOM, FAO iyo UNHABITAT
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ku qaabilay wafdi ay hoggaaminayeen ...
















