Ciidamada ammaanka oo howlgallo qorsheysan ku dilay ku dhawaad 20 ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab
Ciidanka Qaranka oo kaashanaya saaxiibada Caalamka ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyey deegaannada Baladul-Amiin iyo Baladul-Kariim oo ka tirsan gobalka Shabeellaha ...















