Somalia, Russia strengthen bilateral relations
The Federal Government of Somalia and the Government of the Russian Federation strengthened bilateral relations as well as identified opportunities ...
The Federal Government of Somalia and the Government of the Russian Federation strengthened bilateral relations as well as identified opportunities ...
Maxkamadda Racfaanka gobolka Banaadir, ayaa maanta soo gaba-gabeysay dhageysiga dacwada loo heesto 36 ruux oo ku eedeysan kalluumeysi sharci darro ...
The Military Court of the Federal Government of Somalia heard a murder case that started with a fight between young ...
Wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda federaalka Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse ayaa ka hadlay xiriirka Soomaaliya iyo Ruushka iyo waxa waxa uu ...
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) ayaa kulamo miro dhal ah kula qaatay ...
Madaxweyne ku xigeenka koobaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta gaaray degmada Doolow ee gobolka Gedo. ...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta furay xaflad loo sameeyey daahfurka iyo ...
Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta daah furay aqoon-iswaydaarsi ku saabsan hannaanka sharci samaynta ee sharci dejiyaasha ...
Guddiga Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Golaha Shacabka ayaa xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa kulan kula yeeshay ...
Xaflad heerkeedu sareeyo oo ay soo qaban qaabisay Jaaliyadda Galmudug ee dalka Kenya oo lagu soo dhaweynayay Maayarka Magaalada Gaalkacyo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho