Wasiirka Qorsheynta XFS oo booqday xarunta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Jabuuti
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Beenebeene ayaa maanta booqday Safaaradda Soomaaliya ay ku ...
















