Kooxda Xuutiyiinta oo Markab ku weeraray Xeebaha Yamen
Markab nooca xamuulka qaada ah oo marayay marinka Babul-Mandab ee xariiriya Bariga Afrika iyo Jaziiradda Carabta ayaa lagu weeraray Gantaallo. ...
Markab nooca xamuulka qaada ah oo marayay marinka Babul-Mandab ee xariiriya Bariga Afrika iyo Jaziiradda Carabta ayaa lagu weeraray Gantaallo. ...
Dowladda Soomaaliya ayaa ku qabanaysa Xarunta Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey shir ku saabsan amniga Soomaaliya, dib u dhiska ...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Maryama Maxamed Xuseen ayaa soo xirtay dood cilmiyeed ku saabsan ...
Guddoomiyaha Goobolka Banaadir iyo Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale),ayaa Magaalada Doha ee Caasimadda Dalka Qatar kulan kula ...
Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Aqalka Sare, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim oo uu weheliyo Guddoomiye ku-xigeenka labaad, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa shalay magaalada Doha kulan kula qaatay wasiiru dowlaha Arrimaha ...
Abshir Omar Jama, the Foreign Affairs and International Cooperation Minister of Somalia, underscored the vital role of humanitarian diplomacy. Jama’s ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse oo ku sugan dalka Qatar ayaa khudbad ka ...
Introduction After three decades of enduring the impacts of an arms embargo, Somalia has taken a significant step by lifting ...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale, ayaa maanta tababar ku saabsan Ilaha rasmiga ah ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho