Maxkamadda Gobolka Banaadir oo muwaadin Soomaaliyeed ku wareejisay dhul laga heystay
Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Qaasim Faarax ku wareejiyay dhulkiisa oo si sharci darro ah ...
Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Qaasim Faarax ku wareejiyay dhulkiisa oo si sharci darro ah ...
Uqaybsanaha xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee arrimaha ciidanka deegaanka mudane Cali Jeyte oo la hadlay Warbaahinta ayaa ugu baaqay ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo soo xiray Shirweynaha Dhiirigelinta Waxsoosaarka dalka, ayaa xusay in ...
Xaflad lagu taageerayay dowladda Federaalka Soomaaliya laguna soo dhaweynayay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
The Minister of Petroleum and Mineral Resources of the Federal Republic of Somalia, Mr. Abdirisaq Omar Mohamed, held a significant ...
Wasiirka Wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xil Maxamed Barre Maxamuud, ayaa magacaabay Guddiga Qaban Qaabada Ciyaaraha Dowlad Gobaleedyada, ...
Waxaa Maanta Magaalada muqdisho ka furmay Shirweynaha Dhiirrigelinta Wax-soo-saarka Dalka taas oo ay soo qaban-qaabisay shirkada Isgaarsiinta Hormuud. Shirkaan waxaa ...
Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Kheyraadka MacdantaXFS Mudane Dr. Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ku xigeenka Ergeyga Xoghayaha Guud ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxda Bangiga Ziraat Katilim ee ...
Duulaanka dhimashada badan ee Israa’iil ayaa weli ka socda Daanta Galbeed ee la haysto halkaas oo tirade dhimashada ay sii ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho