R/W Xamsa “Jawaab deg-deg ah ayaa laga bixiyay duulaankii ay Khawaarijtu ku qaaday Waxbarashada 29kii October”
Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in duulaankii ay kooxaha Khawaarijta ah ku qaadeen Waxbarashada ...
















