Ciidamada Kumaandooska Danab iyo Gorgor oo howlgal ka sameeyay deegaanno hoostaga Galcad
Ciidanka sida gaarka u tababaran ee kumaandooska Xoogga Dalka ee Danab iyo Gorgor ayaa howlgalo qorsheysan oo lagu baacsanayo kooxda ...
Ciidanka sida gaarka u tababaran ee kumaandooska Xoogga Dalka ee Danab iyo Gorgor ayaa howlgalo qorsheysan oo lagu baacsanayo kooxda ...
1- The President of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Dr. Hassan Sheikh Mohamud, who was speaking to thousands ...
Madaxweynaha Koonfurta Suudaan, Salva Kiir, ayaa ballan-qaaday in aanan dib loo dhigi doonin doorashada dalkiisa waxii ka danbeeya sannadka soo ...
1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kumanaan shacab ah kula hadlayey Garoonka Ciyaaraha ee Muqdisho (Mogadishu ...
Wasiirka Cadaaladda iyo dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Cali, ayaa sheegay in qorshaha la dagaallanka musuq maasuqa ...
Warbaahinta Turkiga ayaa sheegtay in ciidamada sirdoonka, Turkiga ay ku guuleysteen inay burburiyaan unug la ka tirsanaa sirdoonka Isra’iil ee ...
Masuq-maasuqu waa aafo dilootay Dowladnimada iyo cudurka ugu xun ee dumiya qaab-dhismeedkeeda hay’adeed, falcelin xun oo kan sameeeyaa u haysto ...
Ciidamada Isra’iil ayaa isaga baxay xerada Jeniin ee Daanta Galbeed, kadib maalmo ay halkaas ka wadeen howlgal ay ku bartilmaameedsanayeen ...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cilmi Maxamuud Nuur ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Safiirka dowladda Ingiriiska u ...
Xafiiska Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa Maxkamadda gobolka Banaadir horgeeyay Garsoore ku eedeysan Musuq iyo xatooyo xoolo dadweyne. War-saxaafadeed uu ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho