Ra’iisul Wasaare Xamse; “Waxaa muhiim ah in aan ka baxno duruufaha iyo maraxaladihii hore u jiray ee caqabadda ku ahaa dowladnimadeenna iyo horumarka dadkeenna”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo xiray maalinta koowaad ee Aqoon is-weydaarsiga Hannaanka Jiheynta ...
















