Madaxweyne ku-xigeenka 1-aad ee Jubbaland oo tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka
Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan ...
Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan ...
Mudanayaasha Baarlamaanka Puntland oo ku guda jira kal fadhigoodii 52-aad ayaa maanta yeeshay fadhigoodii 10-aad ee kalfadhiga waxaana shir Guddoominayay ...
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa maanta guddoomiyey shirka Agaasimeyaasha ee Wasaaradda oo ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kormeeray Xarunta Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle. Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa kormeeray xafiisyada ...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xasan Shire ayaa maanta kulan ...
Wafdi uu hoggaamiyo Wasiir ku xigeenka Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Shariif Sayid Cali oo ay qeyb ...
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-Guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada ee todobaadlaha ah oo todobaadkan looga hadlay ...
Hantidhawraha Guud ee Qaranka Mudane Abuukaate Axmed Ciise Gutale ayaa maanta kulan la yeeshay maamulka sare ee Xafiiska Madaxweynaha, Xafiiska ...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Ahmed Moallim Fiqi, ayaa xilka u kala wareejiyay ...
Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Mudane Faysal Sheikh Cali Ayaa kormeer ku tagay goob loogu talagalay jiifka ciyaartoyda dagmooyinka Gobolka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho