Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo ka qeyb galay Munaasabadda Xuska 26-ka juun
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa caawa uga qeyb galay Xarunta Dowladda ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa caawa uga qeyb galay Xarunta Dowladda ...
Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Sahra Cumar Xasan oo dhambaal Hambalyo ah u dirtay Ummada Soomaaliyeed Munaasabadda 26 Juun awgeed. Iyadoo ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Munaasabadda xuska sannad-guurada 63-aad ee markii calan Soomaaliyeed ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay weheliyaan Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda ...
Ciidanka Amaanka gaar ahaan ciidamada howlgalka Ciiltire oo ka kooban Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Ciidanka Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka iyo ...
Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa maxkamadda gobolka Banaadir horgeeyay Agaasimaha guud ee Wasaaradda shaqada iyo saddex mas'uul oo ...
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) ayaa maanta magaalada ...
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cali Doodishe oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareeye ...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin iyo Taliye ku-xigeenka Ciidanka Sareeye Guuto. Cusmaan Cabdullaahi Maxamed (Kaniif), ayaa ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York kula kulmay xoghayaha Qaramada Midoobay Mudane António Guterres. ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho