Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo shir guddoomiyay kulanka Guud ee Golaha Shacabka
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay Kalfadhiga Seddaxaad kulankiisa ...
















