Gulufka dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta oo ku sii fidaya deegaanno cusub
Khawaarijta Al Shabab ayaa khasaare ballaaran loogu geystey weerar gaadmo ah oo ay maanta ku soo qaadeen Degmada Aw-Dheegle ee ...
Khawaarijta Al Shabab ayaa khasaare ballaaran loogu geystey weerar gaadmo ah oo ay maanta ku soo qaadeen Degmada Aw-Dheegle ee ...
Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa difaaca shacabka ayaa goordhaw la wareegay degaanada kale ah Cad-cadeey iyo Cadaanlaxeey oo ka mid ...
Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta magaalada Kismaayo ka daah-furay nashqadaynta guud ee magaalada Kismaayo oo muddo badan ...
Khawaarijta Al-Shabab,ayaa khasaare ballaaran loogu geystey weerar gaadmo ah oo ay maanta ku soo qaadeen Degmada Awdhegle ee Gobolka Shabeellaha ...
Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya oo wada olalaha “Hal dollar ku xoreey dalkaaga” ee lagu taageerayey lagu na ...
The Somali National Army on Sunday killed over 20 Al-Shabaab terrorists in Awdhegle district in the Lower Shabelle region. Deputy ...
Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa aroornimadii hore ee saakay ka hor tagay weerar qar iska tuurnimo ah oo ay maleeshiyaadka ...
Degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan waxaa markale ka billaawday kacdoonka dagaal ka dhan ah khawaarijta oo looga saarayo degaannada ay ...
Intii lagu guda jiray shirka Todobaadka Cimilada Afrika ee ka dhacay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waftiga Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hogaaminayey Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho