Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Muqdisho ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Hay’adda WFDP
Wafdi balaaran oo ka socda hay’adda WFDP oo uu hogaaminaayo Ambassador Akramy El zaghat oo ah Madaxweeynaha WFDP ayaa maanta ...
Wafdi balaaran oo ka socda hay’adda WFDP oo uu hogaaminaayo Ambassador Akramy El zaghat oo ah Madaxweeynaha WFDP ayaa maanta ...
Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika H.E Moussa Faki ayaa xafiiskiisa Addis Ababa ku soo dhoweeyey Danjiraha Soomaaliya ee Ethiopia Mudane Cabdullaahi ...
Tababarkaan oo ay soo agaasintay Wasaaradda Warfaafinta Galmudug, isla markaana ah mid lagu baran doono muddada sadaxda maalinn ah ee ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay Guddoomiyaha Aqalka ...
Waxaa halkoodii ka sii soconaya howlgallada lagu ugaarsanayo horjoogayaasha iyo maleeshiyaad khawaarijta Al-shabaab ee ku dhuumaaleysanaya gobollada Jubbooyinka. Markan, waa ...
Wafdi ballaaran oo ay hoggaaminayaan Wasiirka waxbarashada XFS, Faarax Sheekh Cabdulqaadir, Wasiirka deegaanka iyo is-beddelka Cimillada, Khadiija Maxamed Al-Maqsuumi, wasiirro ...
Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan, ayaa la sheegay in lagu qanciyay in dalkiisa uu oggolaado in dalka Sweden ku ...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dibu-heshiisiinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane, Axmed Macallim Fiqi, oo ka qeybgalay meertada 2-aad ee ...
Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha bini'aadannimada, Martin Griffiths, ayaa sheegay in Suudaan uu ka socdo dagaal ...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa sheegay in dadka kii dhex muuqday dabaal ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho