Khawaarij badan oo lagu dilay hawlgal ka dhacay Jubbada Hoose
Dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta ayaa si lixaad leh uga socda goobo farabadan oo dalka ka mid ah. Mid ka ...
Dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta ayaa si lixaad leh uga socda goobo farabadan oo dalka ka mid ah. Mid ka ...
Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Abshir Cabdi Sheekhow ayaa kormeer ku tegay xarunta Dowladda hoose ee ...
Hawlgal qorsheysan oo ay Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ka fuliyeen deegaanka Welmarow oo 40KM u ...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa Muqdisho ka sagootiyay Guutada 24-aad ee Khaalid Bin-waliid ee ciidanka ...
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa saddaxdii bil ee la soo dhaafay ku guuleystay in uu Baaris ku sameeyo ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa caawa sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka ...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa maanta kormeeray xarunta Akademiyada ...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Wafdi uu huggaaminaayey ...
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xil Biixi Iimaan Cige, iyo Wasiiru dawlaha Wasaaradda Xil Yusuf Maxamed Adan,ayaa maanta si ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxmed Nuur (Madoobe) oo ku hadlaya magaciisa iyo kan Xildhibaannada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho