Kulan looga arrinsanaayo Wajiga labaad ee xorreynta dalka oo ka dhacay degmada xuddur
Kulanka oo ka qabsoomay xaruunta maamulka degmada xuddur, waxa ka qeyb galay Maamulka gobolka bakool iyo xubnaha golaha deegaanka degmada ...
Kulanka oo ka qabsoomay xaruunta maamulka degmada xuddur, waxa ka qeyb galay Maamulka gobolka bakool iyo xubnaha golaha deegaanka degmada ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta hortagay Guddoonka iyo Guddiga Joogtada ah ee Golaha ...
In response to recent social media postings regarding visa requirements for Somalia, the Somali Immigration has issued a statement clarifying ...
Haya’adda Socdaalka iyo jinsiyaddaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku cadaysay in aanna jirin wax laga beddelay ...
The Somali embassy in Sudan was looted today by armed militia, according to a statement from the Somali ambassador to ...
The Minister of Information, Culture, and Tourism of the Federal Government of Somalia inaugurated a 5-day training program aimed at ...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Xukuummadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho Tababbar uga furay xubno ka socday warbaahinta ...
Silvio Berlusconi, Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dalka Talyaaniga ayaa ku geeriyooday Magaalada Milano ee dalkaasi,isagoo da’diisa lagu sheegay 86-jir Wuxuu ...
Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Wakiilka Gaarka ah ...
Shir madaxeedka Meertada 14-aad ee Urur goboleedka IGAD oo sannadkan diirradda lagu saari doono arrimo muhiim ah oo ay ka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho