Madaxweyne Xasan Sheekh “Waxaad ku jirtaan dagaal waafaqsan Mabaadii’da Shareecada Islaamka”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Xarunta Howlgalinta Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed ee Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha ...
















