Ciidamada Xooggaka oo howlgal ku Qaarajiyay madaxii maaliyadda gobalka Baay u qaabilsanaa Khawaarijta
Howlgal qorsheysan oo Ciidamada xoogga dalka ay saakay aroortii fuliyeen ayay Ku Qaarijiyey Madaxii Maaliyadda Khawaarijta ee Gobalka Baay iyo ...
Howlgal qorsheysan oo Ciidamada xoogga dalka ay saakay aroortii fuliyeen ayay Ku Qaarijiyey Madaxii Maaliyadda Khawaarijta ee Gobalka Baay iyo ...
Maleeshiyaadka Khawaarijta ayaa saaka Qarxiyay ceelkii ugu waynaa magaalada Ceelgaras ee gobalka Galgaduud, waxaana ku dhaawacmay qof ka mid ah ...
la tacaalidda Dhul-gariirkii ka dhacay dalka Marooko ayaa galay maalintii shanaad, waxaana la sheegayaa in tirada dhimashadu ay kor u ...
Wasiiru dowlaha Wasaaradda caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax Fiidoow ayaa Warbaahinta Qaranka uga warbixiyey xaaladda deegaannada laga xoreeyay cadowga iyo ...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa shaacisay magacyada iyo Sawirada qaar ka mid ah horjoogeyaashii Khawaarijta ee ...
Saraakiil uu hogaaminayay Taliyaha Guutada 14-ka October ee Xoogga Dalka Gaashaanle Dhexe Nuur Maxamed Gaabow "Nuur Fareey" ayaa degmada Awdheegle ...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Daa'uud Aweys Jaamac ayaa furay munaasibadda maalinta Qaran ee Dalxiiska. ...
Ciidanka Qaranka iyo Saaxiibada Caalamka ayaa deegaanka Gumarka Cosobow Cali oo hoos taga degmada Ruunir-good ee Gobalka Shabeelaha Dhexe ku ...
Kulanka wacyigelinta ah oo ay soo qaban qaabisay Hay'adda Maxaligaa ee C.B.D oo gacan ka heleeysa Hay'adda DHK oo ah ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarunta aqalka dowladda hoose ee Xamar ku qaabilay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho