Taliyaha ciidanka boliiska oo bogaadiyay ciidanka sugaya amniga maalmaha ciida iyo xorriyada
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin oo shir guddoomiyay shirka Taliyeyaasha Hogaamada iyo Fadhiyada Madaxa banaan, ayaa ...
















