Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS oo kulan la qaatay guddiga xasillinta degaannada laga xoreeyay khawaarijta
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa magaalada Dhuusamareeb kulan kula qaatay guddiga xasillinta Galmudug. ...















