Shirka Dhaqaalaha iyo Maalgashiga Dalka oo looga hadlay iskaashiga iyo fursadaha jira
Shirka Dhaqaalaha iyo Maalgashiga Dalka oo galay maalintii 2-aad ayaa waxaa maanta jiro kulamo gaar gaar ah oo isku xir ...
Shirka Dhaqaalaha iyo Maalgashiga Dalka oo galay maalintii 2-aad ayaa waxaa maanta jiro kulamo gaar gaar ah oo isku xir ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan kula ...
Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee hay'adda ku soo dhaweeyey qaar ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo dhiirri gelinaya sarreynta sharciga iyo in dadka Soomaaliyeed ay ...
Sida ay ku warrantay Wakaaladda wararka ee Reuters, ciidamada qalabka sida ee Suudaan ayaa hakiyay ka qayb galka wada xaajoodka ...
Mogadishu, Wednesday, 31 May, 2023 1- The President of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Dr. Hassan Sheikh Mohamud, ...
Muqdisho, Arbaco, 31 May, 2023 1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo faahfaahinayey heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaranka ...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda hoose ee Xamar ku qaabilay ...
Waxaa gebi ahaanba bas beelay keydkii hubka iyo saanadda ee malleeshiyada khawaarijta Al-shabaab ay ku lahaayeen degmada Jilib ee Gobolka ...
Sida ay sheegayaan wararka, dagaallo xooggan ayaa dib ugu bilowday Caasimadda Suudaan, xilli dhawaan Ciidamada qalabka sida ee Suudaan iyo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho