Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka tacsiyeeyay dadkii ku waxyeeloobay dagaalka Garoowe, baaqna u diray Waxgaradka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehelka dadkii ku geeriyooday ...
















