Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka 5-aad kalfadhiga 3-aad ee Golaha
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga Seddaxaad Kulankiisa ...
















