Ra’iisul Wasaare Xamse “Hadda waxaynu jeexnay waddo cusub si daahfuran loogu tartami doona boosaska shaqo ee Dowladda”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qayb galay munaasabadda shaacinta natiijada saddexdii kun ee ...
















