Horjooge Cismaan Maxamed Cabdi oo xaalad darran ku sugan
Xaaladda caafimaad ee Horjoogihii dhowaan lagu dhaawacay degmada Jilib ayaa xog ay heshay Warbaahinta Qaranka waxa ay sheegaysaa in uu ...
Xaaladda caafimaad ee Horjoogihii dhowaan lagu dhaawacay degmada Jilib ayaa xog ay heshay Warbaahinta Qaranka waxa ay sheegaysaa in uu ...
Xafiiska Mareykanka u qaabilsan koontaroolka hantida shisheeye ee Waaxda lacagta ayaa xayiraad ku soo rogay 26 qof oo lagu eedeeyay ...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukumadda Federalka Soomaliya, Xildhibaan Fardowso Cisman Cigal, oo Maal mahan Safar shaqo ku joogtay ...
Waxaa Muqdisho ka dhaqan galay amarkii Maamulka Gobolka Banaadir uu ka soo saaray kaltanka gaadiidka loo yaqaanno Mooto Bajaajta laga ...
18-kii May, Sanadkan 2023, todobaadkii hore Al-shabaab waxay lumiyeen Kunteenar hub iyo walxaha qarxa isugu jira oo ay doonayeen in ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa madasha shirka Sharma el Sheikh kula kulmay Madaxweynaha Bangiga ...
Kusimaha Wasiirka ahna Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaala ayaa maanta ...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta Guddoomiyey shirka todobaadlaha ah ee Hay’adda, kaas oo looga ...
1- National Consultation Forum to kick off in Mogadishu today, with crucial national agenda on the table for discussion. 2- ...
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa si rasmi ah u furay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho