Kulanka Baarlamaanka JFS oo looga dooday wax ka badalka Dastuurka KMG ah
Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshiroow, ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 1-aad ...
















